Qofka Alle rumeeyey muxuu aduunka ku leeyahay? || Sh. Cabdixakiin Sh. Cali Suufi || Baro Naftaada!

Abdiwali Khalif

Muuqaalkan waa muxaadaro uu Sh. Cabdixakiin Sh. Cali Suufi su'aalahan nooga jawaabayo: 1. Qofka Alle rumeeyey muxuu aduunka ku leeyahay? 2. intaadan alle baranin adi yaa tahay? 3. aduunyada miyaan u baahanahay mise anagaa naloo sameeyey? 4. ma jirtay intaadan aduunka iman? 5. marxadalaha nafta Bani